Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo bogaadiyay in Madaxweyne Waare oo ka baxay shirka Kismaayo!!

Gudoomiyaha Golaha Badbaada Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan- Barnaamij- oo la hadlayay Warbaahinta Allbanaadir ka dib markii Goluhu soo saaray Warsaxaadeed ay ku bogaadinayaan dowladda  dhexe iyo Madaxda kale ee Hirshabeelle dadaalka ay u galeen  in Madaxweyne Waare dib uga laabto hakintii wadashaqeynta Hirshabeelle la lahayd Dowladdda dhexe. Warsaxaafadeedka ayaa sidaan u qornaa  (Jowhar:  September … Continue reading Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo bogaadiyay in Madaxweyne Waare oo ka baxay shirka Kismaayo!!